Maraykanka oo War ka soo gaaray weerarkii Al-Shabaab ku qaaday xerada Camp Simba

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa warsaxaafadeed kooban oo ay soo saareen ku xaqiijiyay weerar saaka Al-shabaab ku qaadeen xerada camp Simba oo ku taalla gobolka Lamu ee dalka Kenya halkaasoo ay wada degan yihiin ciidamo iskugu jira Maraykan iyo Kenyan. “Taliska Mareykanka ee Afrika waxa uu qirayaa in uu … Continue reading Maraykanka oo War ka soo gaaray weerarkii Al-Shabaab ku qaaday xerada Camp Simba